Halkaan waxaa laga heli karaa caawimaad
Waa maxay rabshada qoyska?
Tallada iyo ilaalinta dhibanayaasha
Caawimaada loogu talagalay dadka rabshada geysta
Carruurta
Saaxiibtay waxay ii caydaa si joogto ah waxayna igu sameysaa meel ka dhac. Arrintaas ma caadibaa?
Qoyskaygu ma doonayaan inaan go'aansado cida aan guursanaayo. Yaa i taageeri kara?
Ma haysto lacag. Yaa xaquuqahayga si bilaash ah iigu sharaxi doona?
Kaliya aniga ayaa la i garaacaa, lama garaaco carruurta. Wali dhibaato mala kulmaan?
Xadgudubka galmada
Xaquuqda dadka deegaanka
Dandaansi
Guurka Xooga ah, Gudida dumarka (gudniinka) iyo ka ganacsiga dadka
Ninkayga ma igu qasbi karaa inaan la sameeyo galmo?
Da'da iyo daryeelka